dilaalka dhalinyaradda Somaalida ah oo kusoo baddanaya dalka Koonfur africa

dilaalka dhalinyaradda Somaalida ah oo kusoo baddanaya dalka Koonfur africa

Burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay gudaha dalkaasi Koonfur afrika ku dishay mid ka mid ah Ganacsatada ku nool dalkaas xili uu ku sugnaa goobtiisa ganacsi.

Mid ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ayaa Daljir u sheegay in Ganacsadaha oo lagu Magacaabi jiray Ayuub Xagafeey loogu tegay goobtiisa ganacsi laguna dilay.

Kooxdii Buracada aheyd ayaa goobta ka baxsaday, waxaana halka falkaan uu ka dhacay ay tahay meel u dhow Magaalada Cape-town, Warar aan helnay ayaa sheegaya in lucation-ka Usta ee lagu dilay ay ku nool yihiin dadka madow ee Koonfur Afrika.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku soo badanaya dilalka loo geysto Ganacsatada Soomaaliyeed iyada oo aysan jirin cid ilaa iyo hadda ka hadashay dilalka loo geysto Soomaalida.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com