HomeUncategorized

Haweeney Gabadhaha si Qarsoodi ah u Guddi jirtay oo xukun lagu riday gudaha Australia

Sabti,Marso,19-2016_(Daljir)-Maxkamad ku taalla New South Wales ee dalka Australia waxay shalay xukun min 15 bilood ku riday Hooyo Soomaaliyeed iyo Umuliso lagu helay inay labo gabdhood oo yaryar u gudeen Gudniinka FGM.

,Caawa iyo Daljir Khamiis, March 7, 2013, Cabdirisaaq Cali Cabdi (Silver)_Daljir Galkacyo
Madaxweynaha Puntland oo Umadda ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidda
Jaaliyadda Minnesota oo u baroordiiqdey Marxuum Warsame Abdi Shirwac. [Akhris …]
Sabti,Marso,19-2016_(Daljir)-Maxkamad ku taalla New South Wales ee dalka Australia waxay shalay xukun min 15 bilood ku riday Hooyo Soomaaliyeed iyo Umuliso lagu helay inay  labo gabdhood oo yaryar u gudeen Gudniinka FGM.
 
Hooyadda oo afar carruur leh, magaceedana sababo dhinaca Sharciga loo qariyey ayaa la sheegay inay ka codsatay Umulisadda oo 73-jir ah inay si qarsoodi ah ugu guto labada gabdhood ee ugu weyn carruurteeda.
Gudniinkaasi ayaa la sheegay inuu ka kala dhacay magaallooyinka Sydney iyo Wollingong muddadii u dhexeysay sannadihii 2009-kii ilaa 2012-kii.
 
Hooyadda la xukumay oo 39 jir ah ayaa sheegtay inay raalli-gelin ka bixinayo falkaasi, iyadoo sheegtay inuu Gudniinku ahaa caado muddo dheer soo jirtay.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: