Ugaaska iyo Odoyaasha guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Guddiga ay Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug u magacowdey Sooxulida ergada soo dooraneysa Golaha deegaanka,iyado Maamulka Galmudug ay ku edeyeen in Caqabad uu ku yahay dib Heshiisnta beelaha Gobalka Galgaduud.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan kasoodiray Caabudwaaq
FAALLOOYIN & FALCELIN
ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE
ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME (ELLIOT SHIMON) HE WAS MOSSAD AGENT & ISRAELIAN CITIZEN. ISIS ISN’T ISLAMIC OR MUSLIMS.
ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANEN.
FARIINTAN HALA FAAFIYO SI AY U GAARTO WIILASHA YAR YAR EE LA QALDAY EE BUURAHA GAL GALA KU JIRA SI AY U OGAADAAN XAQIIQOOYINKA JIRTA. DABADEEDNA AY UGA SOO BAXAAN KOOXDAAS