Gurmad lagu bad baadinayo hantida saarin dooni kuso Caariday xeebta Boosaaso oo socota (dhegayso_Sawiro)

HomeWararka

Gurmad lagu bad baadinayo hantida saarin dooni kuso Caariday xeebta Boosaaso oo socota (dhegayso_Sawiro)

Magaaladda Boosaso waxaa kasocda bad baadinta hantidii saarnayd dooni kuso caariday xeebta malaadda Boosaaso ,taas oo u rarnayd ganacsato reer Puntlan

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo dhuusomareeb gaaray (Sawiro)
RW Kheyre oo Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha Soomaaliya
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Magaaladda Boosaso waxaa kasocda bad baadinta hantidii saarnayd dooni kuso caariday xeebta malaadda Boosaaso ,taas oo u rarnayd ganacsato reer Puntland ah.

Gudoomiyaha Guddiga bad baadinta doontay Sheekh Fu aad oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay inay isku dayayaan badbaadinta hantida saaran doontaas oo lagu qiyaasay 10 Milyan oo dollar.

wariye Xasan heykal ayaa warbixintan Bosaaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: