Wafdi ka socda dowladda Somaaliya & injineero shiinays ah oo gaaray Hobyo

Wafdi ka socda dowladda Somaaliya & injineero shiinays ah oo gaaray Hobyo

Wafdi kasocda dawlada federaalka ee Soomaaliya iyo injineero shiinays ah ayaa gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug

Ujeedka wafdigaan ayaa ahaa sidii qiimayn iyo naqshadayn lagu samayn lahaa dakad ay yeelato Hobyo

Gudoomiyaha degmada Hobyo Cabdullaahi Faat (Fat) ayaa Radio Daljir ugu waramay dhismaha dakada laga dhisaayo degmada Hobyo

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa waydiiyay gudomiyaha degmada Hobyo ujeedka wafdigaan waxa uula xariiro ?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com