Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo dhuusomareeb gaaray (Sawiro)

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo dhuusomareeb gaaray (Sawiro)

Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ay qeyb

Garoowe | Hordhac: Dooda PUNSAA | Doorashooyinka Puntland, Fursadaha, Caqabadaha
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Weriye Jamaal Faarax Aadan (DHEGAYSO)

Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ay qeyb ka ahaayeen Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka galmudug Maxamed Axmed Maalin iyo Tiro xildhibaano ah.

Masuuliyiintaan ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada dhuusamareeb,iyada oo amniga Magaalada Maanta si aad ah loo ilaalinayay.

Imaatinka Gudoomiye casir ayaa si baaxad leh looga dareemey magaalada dhuusamareeb waxaana iskusoo baxay maanta boqolaal dadweyne ah iyadoo la arkayay gaadiidka raaxada oo lagu xardhey calanka soomaaliya iyo sawirada gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: