Gurmad Balaaran oo laga Bilaabayo Degaanadda Puntland ,Kadib Shir Kadhacay Garowe (dhegayso)

HomeWararka

Gurmad Balaaran oo laga Bilaabayo Degaanadda Puntland ,Kadib Shir Kadhacay Garowe (dhegayso)

Maamulka gobolka nugaal iyo degmadda Garoowe ayaa Maanta shir ay isugu yimadeen waxay tacsi u direen dadkii ku waxyeeloobay qaraxii muqdisho ka dhacay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalaya Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Qaramada Midoobey
Kulanki Cabdiraxmaan Cabdishakuur & James Swan muxuu daarana?
Muqdisho: dad laga baaray Covid-19 oo laga wayeey cudurka

Maamulka gobolka nugaal iyo degmadda Garoowe ayaa Maanta shir ay isugu yimadeen waxay tacsi u direen dadkii ku waxyeeloobay qaraxii muqdisho ka dhacay bishan maalinti sabtida ahayd galinkeedi danbe kaas oo Khasaaraha uu marba marka ka danbeysa isi soo tarayo .

Hadaba mamaulka gobolka iyo Kan degmadda Garoowe waxay shacabka reer puntland Culumadda. shaqalaha dawlada & Ciidamada ka Codsadeeen in laga qeyb qaato gurmad balaaran oo Puntland laga Bilaabo doono oo loo sameynayo dadki qaraxa muqdisho wax ku noqday.

Warbixintan Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa kasoo diray Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: