Gurmad Balaaran oo laga Bilaabayo Degaanadda Puntland ,Kadib Shir Kadhacay Garowe (dhegayso)

Maamulka gobolka nugaal iyo degmadda Garoowe ayaa Maanta shir ay isugu yimadeen waxay tacsi u direen dadkii ku waxyeeloobay qaraxii muqdisho ka dhacay bishan maalinti sabtida ahayd galinkeedi danbe kaas oo Khasaaraha uu marba marka ka danbeysa isi soo tarayo .

Hadaba mamaulka gobolka iyo Kan degmadda Garoowe waxay shacabka reer puntland Culumadda. shaqalaha dawlada & Ciidamada ka Codsadeeen in laga qeyb qaato gurmad balaaran oo Puntland laga Bilaabo doono oo loo sameynayo dadki qaraxa muqdisho wax ku noqday.

Warbixintan Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa kasoo diray Garoowe.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Gurmad Balaaran oo laga Bilaabayo Degaanadda Puntland ,Kadib Shir Kadhacay Garowe (dhegayso)”

  1. Lamayaqaan

    wixii oodhan baan ubahany

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com