Kulanki Cabdiraxmaan Cabdishakuur & James Swan muxuu daarana?

HomeWararka

Kulanki Cabdiraxmaan Cabdishakuur & James Swan muxuu daarana?

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame sidoo kalena ah hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada

Xulashada Daljir & Deeqo Ladan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Dufcaddii Lixaad oo Ka Qalin Jebisey Jaamacadda Badda Cas ee Boosaaso (dhegayso)
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & Bulshadda Cawsane Sanaag (dhegayso)

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame sidoo kalena ah hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan.

Kulanka ayaa labada mas’uul waxaa ay uga wada hadleen aragtidooda ku aadan hehsiiska doorashada oo ay dhawaan Madaxtooyada ku gaareen Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada & duqa Muqdisho.

Waxaan galabta kulan wada qaadanay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Soomaaliya u qaabilsan Ambasador James Swan. Waxaan ka wada hadalnay aragtideena ku aadan heshiiskii laga gaaray Doorashooyinka iyo kaalinta ay QM ka qaadan karto fulinta heshiiska ayuu yiri” Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa Saddex Sano iyo bar kadib tan & markii la doortay Madaxweyne Farmaajo waxaa uu Gudaha xarunta Madaxtooyada kula kulmay markii ugu horreysay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: