Gudoomiye Xaashi oo soo xiray Kalfadhigii 4aad ee Aqalka sare

HomeWararka

Gudoomiye Xaashi oo soo xiray Kalfadhigii 4aad ee Aqalka sare

Qoraal ka soo baxay  gudoomiyaha Aqalka Sare ee dowladda Soomaaliya  mudane Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu soo xiray kalfadhigii 4-aad ee Aqalka sare ee

Sawirro: Madaxweyne Deni oo Garoowe kusoo dhaweyeey Madaxweynaha Galmudug
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Degmadda Bookh ee gobalka Doollo oo tartan Ciyaareed lagu qabtay (Sawiro)

Qoraal ka soo baxay  gudoomiyaha Aqalka Sare ee dowladda Soomaaliya  mudane Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu soo xiray kalfadhigii 4-aad ee Aqalka sare ee Soomaaliya .

Xiritaanka Kalfadhigan ayaa waxaa loo cuskaday qodobo kamid ah dastuurka qabyada ah ee dalka Soomaaliya qodobkiisa  74aad iyo 23aad ,kaas oo dhigaya in Golaha uu sanad-kasta yeesho  labo Kalfadhi, isla markaana mid kasta uu socon doono muddo afar bil ah.

Xiritaanka Kalfadhigan ayaa waxa uu ku soo beegmay iyadoo uu khilaaf xoogan uu ka dhex taagan yahay Baarlamaanka Soomaaliya iyo Aqalka Sare  ,waxaana laysku hayaa awoodaha sharci dajinta oo uu Aqalka hoose maroorsaday .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: