HomeUncategorized

Gudoomiye Cusub oo loo Magacabaay G.Kar-kaar

Khamiis, Octobar 01, 2015 (Daljir) —Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto xafiiskiisa kasoo baxay ku magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Karkaar Mudane Cabdulqaadir Siciid Caarshe ‘’Dhaqaaje’’ , wuxuna badalay Gudoomiyihii hore Mudane Cabdiquraan.

Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Puntland oo lagu hakiyey bannaynta xarumaha Dayax & Warshada Galayda ee Galkacyo. [Akhris …]
Augustine Mahiga oo cambaareeyey weerarkii lagu dilay wasiirkii arrimaha gudaha iyo amniga ee Somaliya, tacsina u diray eheladiisa.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Tartan iyo Tacliin oo xiiso gaar ah yeeshay.

Khamiis, Octobar 01, 2015 (Daljir) —Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto xafiiskiisa kasoo baxay ku magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Karkaar Mudane Cabdulqaadir Siciid Caarshe ‘’Dhaqaaje’’ , wuxuna badalay Gudoomiyihii hore Mudane Cabdiquraan.

Sidaasi waxaa saxaafada u sheegay Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Quraanjecel).

Madaxwayne Gaas ayaa horay Gudoomiyayaal Gobal ugu magacaabay Gobaladda Bari, Nugaal iyo Mudug walow gudoomiyihii Mudug uu dhowaan ku dhawaaqay inuu is-casilay.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: