Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj oo Garoowe soo gaaray (daawo)

HomeWararka

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj oo Garoowe soo gaaray (daawo)

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj Cawil Maxamuud Cabi iyo wafdi u hogaaminayo oo isugujira xubnaha Nusoj iyo masuuliyiin ka socotay wasaarada hor-umarinta haweenka iyo xuquuqul insaanka DFS ayaa magaalada Garoowe lagu soo dhaweeyay. wariye Xasan Heykal aya warbixintan ka diyaariyay.

Madaxweynaha Koofurgalbed oo la kulmay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay
Ra’iisul wasaare Khayre iyo madaxwaynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo kulmay (sawiro)
Cabudwaaq oo laga dareemayo u diyaar garowga Ciida (dhegayso)

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj Cawil Maxamuud Cabi iyo wafdi u hogaaminayo oo isugujira xubnaha Nusoj iyo masuuliyiin ka socotay wasaarada hor-umarinta haweenka iyo xuquuqul insaanka DFS ayaa magaalada Garoowe lagu soo dhaweeyay.

wariye Xasan Heykal aya warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: