Site icon Radio Daljir

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj oo Garoowe soo gaaray (daawo)

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj Cawil Maxamuud Cabi iyo wafdi u hogaaminayo oo isugujira xubnaha Nusoj iyo masuuliyiin ka socotay wasaarada hor-umarinta haweenka iyo xuquuqul insaanka DFS ayaa magaalada Garoowe lagu soo dhaweeyay.

wariye Xasan Heykal aya warbixintan ka diyaariyay.

Back to Home page