Gudoomiyaha Aqalka Sare oo farriin u diray Madaxweynaha iyo Xukuumada (dhegayso)

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo  farriin u diray Madaxweynaha iyo Xukuumada (dhegayso)

Gudoomiyaha golaha Aqalka sare ee Somalaiya mudane  C/xaashi ayaa  mudo sadax maalin ah gudahood uqabtay Madaxweynaha  iyo Xukumada in ay uga soo jawaabaan caba shadooda Madaxda maamul goboleedyada dalka  .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in dowladda Soomalaiya mudo badan ay ka sugayeen jaawab waafi ah ,balse ay u muqato in Xukuumadu ay ka caga jiidayso codsigii ay udireen  .

Waxa uu  gudoomiyaha sheegay in madaxda maamul goboleedyada dalka  uu uga mahad celinayo labadii jeer oo ay hakiyeen shirarkii ay lahaayeen.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com