Ciidamada dowladda iyo kooxo hubaysan oo ku dagaalamay Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamada dowladda iyo kooxo hubaysan oo ku dagaalamay Muqdisho (dhegayso)

Ciidamada Boolsika Soomalaiya oo maanta howlgal kasameeyay  degmada wada jir ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu iska horimaad  khasaare dhimasho iyo dha

General Odowaa la kulmay Taliyaha Ciidamada Ethiopia
Rooble oo kulan la qaatay Madaxda dalka Masar
Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo La Kulmay Qaar Kamid ah Odayaasha Gaalkacayo (Sawiro)

Ciidamada Boolsika Soomalaiya oo maanta howlgal kasameeyay  degmada wada jir ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu iska horimaad  khasaare dhimasho iyo dhaawacba gaystay uu ku dhexmaray kooxo hubaysan oo dhac iyo boob ka gaysta magaalada Muqdisho.

 

inta laxaqiijiyay iska horimaadkan ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah kooxihii hubaysnaa , halka qaar kalena ciidamada ay  soo qabteen.

Taliyaha qaybta galbeed ee ciidamada Booliska  Soomalaiyeed  Qaasim Axmed Rooble  ayaa Warbaahinta usharaxay sida uu iska hor imaadkan uu udhacay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: