Shirkii Golaha iskaasha dowladd Goboleedyada oo Garoowe ka furmay (dhegayso | Sawirro)

Shirkii Golaha iskaasha dowladd Goboleedyada oo Garoowe ka furmay  (dhegayso | Sawirro)

Magaalada Garoowe waxaa goor dhawayd ka furmay shirkii  Golaha iskaashiga  maamul goboleedyada dalka Soomalaiya .

Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya Madaxweyne yaasha Puntland , Galmudug , Koonfur galbeed, iyo  Galmudug .

Shirka ayaa qodobada looga hadli doono waxaa kamid ah xaalada Siyaadaeed ee dalka , khilaafka udhexeeya dowladda iyo madaxda mamaul goboleedyada , Amniga iyo qodobo kale .

Marka uu shrkan soo idlaado ayaa waxaa lafilayaa in laga soo saaro qodobo dhowr ah oo ku wajahan Xukuumada iyo Beesha caalamka .

Hadaba halkan ka dhegayso ,warbixinta uu ka diyaariyay wariyaha Daljir ee Garoowe Axmed Sheekeeye .

Sawiiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com