HomeUncategorized

Gudiga doorashada dadban oo warbixin kasoo saaray doorashada aqalka hoose.

Muqdisho, Nov 25 2016--Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee heer Federaal oo loo soo gaabiyo [GFHDD] iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee loo gaabiyo GXKHDD, ayaa wadajir u soo saaray War-murtiyeed ay kaga hadlayaan qorshe isku-duba-ridan oo wax looga qabanayo is-damarin doorasho oo halis ah.

“Qaadista & sixitaanka imtixaanaadka waxaa iska lahaa waftiga Turkiga …Sixitaanka imtixaanaadka waxaa loo fariistay 12:30-kii, waxaana ay soo saareen natiijada 7-dii fiidnimo.” Agaasimaha xafiiska …imtixaanaadka ee Puntland.
RW shirdoon tacsida Xildhibaan Xasan Cali u diray ehelada, xildhibaanada iyo shacabka Soomaaliyeed
DHEGEYSO-Tartanka shaqooyin ka banaan dowladda hoose ee Galkacyo oo walaac laga muujiyey.

Muqdisho, Nov 25 2016–Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee heer Federaal oo loo soo gaabiyo [GFHDD] iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee loo gaabiyo GXKHDD, ayaa wadajir u soo saaray War-murtiyeed ay kaga hadlayaan qorshe isku-duba-ridan oo wax looga qabanayo is-damarin doorasho oo halis ah.

AKHRISO

111

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0