DHEGEYSO-Tartanka shaqooyin ka banaan dowladda hoose ee Galkacyo oo walaac laga muujiyey.

Galkacyo, July 25 2016–Qaar kamid ah dhalinyarada kunool magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa walaac ka muujiyey qabashada araajida codsiyada shaqooyin ka banaan dowladda hoose ee magaalada Galkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com