Site icon Radio Daljir

Gudiga doorashada dadban oo warbixin kasoo saaray doorashada aqalka hoose.

Muqdisho, Nov 25 2016–Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee heer Federaal oo loo soo gaabiyo [GFHDD] iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee loo gaabiyo GXKHDD, ayaa wadajir u soo saaray War-murtiyeed ay kaga hadlayaan qorshe isku-duba-ridan oo wax looga qabanayo is-damarin doorasho oo halis ah.

AKHRISO

Daljir.com

Exit mobile version