Guddoonka baarlamaanka Puntland oo guddi usaaray qiimaynta baahiyaha bulshada

HomeWararka

Guddoonka baarlamaanka Puntland oo guddi usaaray qiimaynta baahiyaha bulshada

Gudoomiyaha barlamanka dowladda Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed ayaa magacaabey Guddi qiimayn kusoo samayn doona arimaha wax ka qabashada u baahan ee ay dhawaan soo gudbiyeen guddiyada gollaha wakiilada Puntland. kulanka waxaa goob joog ka ahaa maanta 34 mudane. Dhegayso.

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta lagu dhaariyaay Hargeysa
Axmed Ciise Cawad: “Waxaanu maanta gudbinay dacwad ku saabsan jabinta dastuurka”
Xoreynta & mideynta Wasiir Gallan ee gobolka Sanaag kabacdi Puntland maanta maxaa la gudboon?

Gudoomiyaha barlamanka dowladda Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed ayaa magacaabey Guddi qiimayn kusoo samayn doona arimaha wax ka qabashada u baahan ee ay dhawaan soo gudbiyeen guddiyada gollaha wakiilada Puntland.
kulanka waxaa goob joog ka ahaa maanta 34 mudane.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: