Madaxweynaha Somaliland oo Maanta lagu dhaariyaay Hargeysa

HomeWararka

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta lagu dhaariyaay Hargeysa

Hargeysa Maanta waxaa kadhacday Xafladda lagu dhaarinayay Madaxweynaha Somaliland ee Muuse Biixi Cabdi oo ku guuleystay Doorashii bishii tagtay ka dha

Arday ka Qalinjabisey Machadka Dr Kiimiko ee Degmada Burtinle (dhegayso)
DFS & Maamulka Hir-Shabeelle oo baaq kasoo saaray dagaal Beeleedka Shabeellaha Dhexe
Dowladda Soomalaiya oo la safatay Sacuudiga oo lagu haysto dilkii wariye Jamaal Kashoogi (WarSaxaafadeed)

Hargeysa Maanta waxaa kadhacday Xafladda lagu dhaarinayay Madaxweynaha Somaliland ee Muuse Biixi Cabdi oo ku guuleystay Doorashii bishii tagtay ka dhacday Deegaanada Maamulkaasi.

Maddax ka kala socota Dowladaha: Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Ingiriiska iyo xubno kale ayaa ka qeyb galay Munaasabadda isugu jirtay Dhaarinta, Xil wareejinta iyo Caleemo Saarka.

Sido kale Xubno ka kala socday Xisbiyada Maamulka Somaliland, Wasiiiradii maamulkaasi iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa goob joog ka ahaa Xafladda dhaarinta Madaxweyne Biixi.

Madaxweynaha Maanta la dhaariyaay Muuse Biixi ayaa Khudbad uu ka jeediyey Madasha waxa uu kaga hadlay:- Dhibaatooyinka Dhaqaalaha, Dhalinyarada, La xisaabtanka xubnaha uu kusoo darayo Liiska Maamulka uu hogaamin doono shanta sano ee soo socota iyo lacagihii ku baxay doorashii uu ku guuleystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: