Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Burburka waddada isku xirta Bosaaso iyo gobolada Puntland (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Burburka waddada isku xirta Bosaaso iyo gobolada Puntland (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonna bur burka waddada isku xirta Bosaaso iyo gobolada Puntland iyo sidii wax looga qaban lahaa maadaama burburka waddadan oo ay sababeen roobabkii ka da’ay gobolka

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa wariye Faadumo Degan Daahir.

Sawiro.



FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com