Guddoomiyaha Urur dhalinyaro oo Radio daljir u warantay (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Urur dhalinyaro oo Radio daljir u warantay (dhegayso)

Ururka Global Somali Youth Asosiation oo ah Urur dhalinyaro ay ku mideysan tahay kana dhisan wadanka Canada Xafiisyana ku leh Qaar kamid ah waddamadd

Dulucda shirka Dhuusamareeb 3 iyo waxa saldhig u ah diidmada Puntland (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Ibraahin, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Cabdilaahi Ceerow: “Annagu ma hayno duufaan soo wajahan, mana garanayno meesha ay ka keentay DFS”

Ururka Global Somali Youth Asosiation oo ah Urur dhalinyaro ay ku mideysan tahay kana dhisan wadanka Canada Xafiisyana ku leh Qaar kamid ah waddamadda Caalam ayaa waxaa gudoomiyahiisu Radio daljir uga waramay Ururka iyo ilaa hada waxa u qabsoomay.

Faaiso Cali Cabdi oo ah gudoomiyaha Ururka ayaa sheegtay in ururkan uu yahay Mid dhalinyaro baddan ku midaysanyihiin,isla markaana Xafiisyo ay kuleeyihiin qaar kamid ah Magaalooyinka waaweyn ee dalka.

Waxay ka warbixisay Waxyaabaha u qabsoomay Ururkooda tan iyo markii la Aas aasay ,iyaddo sheegtay inay waxyabao baddan oo ay hiigsanayeen qaybteen.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Khadka Taleefanka ku waraystay iyaddo joogta dalka Canada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: