Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaaliya oo Garoowe gaaray (dhegayso)

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaaliya oo Garoowe gaaray (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa maanta soo gaaray Wafdi balaaran oo u Hogaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Idle ,iyado si weyn ugu soo dhaweyeen Garoowe masuuliyin iyo Saraakil katirsan Puntland.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan Garoowe Kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com