Siyaasi ka hadlay dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo kajirra gobalka Sool (dhegayso)

Siyaasi ka hadlay dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo kajirra gobalka Sool (dhegayso)

Siyaasi Cali Maraykan oo kamid ah Siyaasiyinta Puntland ee ku sugan Guddaha dalka ayaa ka hadlay dhaqdhaqaqyo ciidan oo kajira qaybo kamid ah Gobalka Sool,gaar ahaan degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool oo ay gacanta ku hayaan Somaliland.

Dowladda Puntland ayaa diyaar garow xoogan ugu Jirta Adkaynta Xuduudaheeda,iyado haadan dhaqdhaqaqyada Ciidan laga dareemayo Guud ahaan gobaladda Puntland.

Siyaasi Cali Maraykan ayaa Shacabka Gobalka Sool ugu baaqay inay u diyaar garooban difaaca dhulkooda oo uu sheegay in dulaan qawaan lagu soo qaaday.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com