Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ugu hambalyeeyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May

HomeWararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ugu hambalyeeyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska May 15 Maali

CABDULQADIR MAXAMED HAGAR ‘AAYATULLAH’ OO MARTI KU AH #MARTISOOR: Mahadhooyinka Somaliland ka geysatey Sool
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo qaabilay Wakiilka Hay’adda Islaamic Relief ee Soomaaliya
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska May 15 Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, oo ku beegan sanad-guurada 79-aad ee aas-aaskii Golahii Dhalinyarada Soomaaliyeed (SYL) u diray dhallinyarada guud ahaan.
Dhallinyaradii SYL waxay naf, maal iyo maskaxba u soo hureen xorriyadda dalkeena.
Guddoomiyaha ayaa yiri, “Maanta waxay ku suntan tahay maalin taariikhi ah, halgan iyo dadaal loo soo maray dadkeenna iyo dalkeenaba, waxaan dhalinyarada Somaaaliyeed u rajeynaa guul meel walba ay joogaan”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: