Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo qaabilay Wakiilka Hay’adda Islaamic Relief ee Soomaaliya

HomeWararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo qaabilay Wakiilka Hay’adda Islaamic Relief ee Soomaaliya

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka Hay’adda Islaamic Relief ee Soomaaliya Mudane Aliow Mohamed. Kulanka waxaa looga hadlay mashaariicda horumarineed ee Hay’adda Islamic Relief ka fuliso deegaanada Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa ku bogaadiyey Wakiilka shaqada wanaagsan ee ay Hay’addu ka waddo gudaha Puntland.

Garoowe oo lagu soo dhaweyeey Arday wax ka baranaysay dalka Sudaan
Shirkii golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay Amniga iyo Miisaaniyadda dowladda (daawo)
Duleedka beeraha Dannood ee Gobolka Doollo & Dalxiiska Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxumed Cumar )Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka Hay’adda Islaamic Relief ee Soomaaliya Mudane Aliow Mohamed.

Kulanka waxaa looga hadlay mashaariicda horumarineed ee Hay’adda Islamic Relief ka fuliso deegaanada Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa ku bogaadiyey Wakiilka shaqada wanaagsan ee ay Hay’addu ka waddo gudaha Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: