Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay Guddiga qaran ee Gurmadaka Abaaraha

HomeWararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay Guddiga qaran ee Gurmadaka Abaaraha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas o

Xasan sheekh oo ku baaqay joojinta dagaalka ka socda gobalada dalka Qaar
Ciidammada ammaanka oo helay meydka ninkii weerarka ka geystay Jarmalka.
Baraarugga Haweenka – Taxanaha 46aad (Xaawo Axmed Maxamed (dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddomiyaha kala hadlay sidii wax looga qaban lahaa abaarahan soo noq-noqday.
Guddiga abaaraha ayaa Guddoomiyaha ka codsaday in qeyb ka mid ah loogu deeqo lacagihii musharaxiinta laga qaaday si wax loogu qabto dadka dhibaateysan.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dhankiisa guddiga kula dardaarmay in sida ugu wanaagsan uu Golaha Shacabka u la shaqeeyn doono Gudigga Abaaraha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: