Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kormeeray xarunta weyn ee Baarlamaanka JFS oo dib u dhis lagu sameyn doono.

HomeWararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kormeeray xarunta weyn ee Baarlamaanka JFS oo dib u dhis lagu sameyn doono.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kormeer indha indheyn ah ku taga

Soomaali ku geeriyootay dooni kula dagtay xeebaha dalka Greece
Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Golaha Wasiirada DFS oo meelmariyeey Hindise Sharciyeedka Hey’adda Socdaalka iyo jinsiyadda iyo Xeerka lahaanshiyaha xuquuqda daabacaadda (Daawo)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kormeer indha indheyn ah ku tagay xarunta weyn ee Baarlamaanka JFS, taas oo Guddoomiyuhu sheegay in dib u dhis lagu sameyn doono.

Guddoomiyaha ayaa guud ahaan kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay dhismaha weyn ee xarunta Golaha Shacabka waxaana uu horay u ballan qaaday in dib u dhis balaadhan uu ku sameyn doono mustaqbalka dhow asagoo Sidoo kalena sheegey in dhismaha lagu soo kordhin doono qayb Machad aqoon kororsi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: