Guddoomiyaha Gobolka Sool: “Hawsha ugu weyni hadda waa xoreynta iyo mideynta bulshada” (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobolka Sool: “Hawsha ugu weyni hadda waa xoreynta iyo mideynta bulshada” (dhegayso)

Abubakar cRaxmaan Geelle, Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sool, ayaa maanta wareysigii ugu horreeyey siiyey Radio Daljir. Guddoomiye Geelle ayaa Radio D

MUQDISHO: Aabe wiilkiisa uga maqanyahay Dalka Erateria oo Daljir u waramay (daawo)
Muxuu yahay xalka Itoobiyaanka buuxiyay xaafadaha Bosaso? (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Abubakar cRaxmaan Geelle, Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sool, ayaa maanta wareysigii ugu horreeyey siiyey Radio Daljir. Guddoomiye Geelle ayaa Radio Daljir u sheegay in uu 2 maalmood Laascaanood moogyahay, magaaladuna aysan hadda Somaliland gacan ugu jirin.

“Magaalada waxaa hadda jooga 30 nin oo booliis ah oo aan xerada ka soo bixin,” ayuu yiri Guddoomiye Geelle. Asaga oo ku daray, “raggaasna hadda magaalada waa ka warwareegaan, oo shacabku waa dad hubeysan, diyaarna u ah xoreynta deegaanka.”

Waxaa wareystay wariye Axmed Sh. Maxamed “Tallman.”

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: