Guddoomiyaha Gobalka Sanaag:” Ciidamadda Somaliland Badhan 60 KM ayeey u jiraan (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka Sanaag:” Ciidamadda Somaliland Badhan 60 KM ayeey u jiraan (dhegayso|daawo)

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Puntland Maxamud ismaacil ciyoon oo Waraysi gaar ah siiye Warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyey Shir dhawar Cisho Badhan ug

Wacaal daray ah: 4 Oromo oo lagu dilay Bossaso iyo mid dhaawac ah
Ina Khashoggi: Boowe salaan igu khasab laakiin qosol ha iga sugin. Yaa guushu raacday?
Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Canada iyo Austria

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Puntland Maxamud ismaacil ciyoon oo Waraysi gaar ah siiye Warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyey Shir dhawar Cisho Badhan uga Socdey Masuuliyiinta Labada Gabada Gele ee Dawlada Puntland ee ka soo jeeda Gobolada Sanaag iyo Haylaan ee Puntland.

Sido kale Guddoomiyaha ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqyadda Ciidamadda Maamulka Somaliland kawaddan Gobalka Sanaag wuxuna sheegay in Ciidamadu Magaaladda Badhan u jiraan 60 KM.

Halkan Kadaawo Waraysiga Guddoomiye Ciyoon.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: