Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo si kulul uga hadlay Caburinta shacabka Laascanood (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo si kulul uga hadlay Caburinta shacabka Laascanood (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Faraweyne oo Caawa Waraysi sinayaay Radio Daljr ayaa sheegay in ay ka xunyihiin Caburunta iyo Cagajuglaynta Maamulka Somaliland kuhayo shacabka Laascanood ,isago sheegay in gordhaw tagi donaan magaladdas.

Faraweyne ayaa sheegay in intay nafta kujirto Ciidanka Puntland aysan joojin doniin xabadda isla markaana weraar xoogan ku qaadi donaan Ciidamadda somaliland markana uu dagaal istaagi donin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com