Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sheegay in laascanood qabsan donaan (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sheegay in laascanood qabsan donaan (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo la hadlayaay Warbaahinta Dowladda Puntland ayaa sheegay in an marnaba lo dulqaadan doniin dhibaatada lagu hayo shacabka Magaaladda Laascanood ee gobalka Sool.

Camey ayaa sheegay in Laga dulqaadi doono shacabka laascanood gordhow Ciidamadda somaali didka ah ,isla markaana talaabo waafaqsan sharciga la marsiin doono Ciidamadda somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com