Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo xariga ka jaray waddo muhiim ah oo dayactir lagu sameeyay (Daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo xariga ka jaray waddo muhiim ah oo dayactir lagu sameeyay (Daawo)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha lagu sameeyay wadada Laamiga ee hormarta Warshada Caanaha ee Degmada Hodan. Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa faahfaahinaya.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Kormeeray Qaar kamida Xarumaha Dawladda Puntland.
Shacabka Israa’iil oo u dareeray goobaha doorashada
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha lagu sameeyay wadada Laamiga ee hormarta Warshada Caanaha ee Degmada Hodan.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa faahfaahinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: