Shacabka Israa’iil oo u dareeray goobaha doorashada

Shacabka Israa’iil ayaa u dareeray goobaha doorashada, si ay u dhiibtaan codkooda, isla markaana u doortaan musharaxa ay rabaan.

Doorashada ka dhacaysa israa’iil ayaa noqonaysa mid guud oo in ka yar sanad gudahiis la qabto, kadib markii xisbiga talada haya lagu soo eedeeyey wax isdaba marin.

Waxaa ku tartamaya doorashada Israa’il labo musharax oo kala hogaminaya labo xisbi, kuwaasi oo kala ah Raysal wasaare Benjamin Netanyahu oo hogaaminaya xisbiga garabka midig ee Likud iyo taliyihii hore ee ciidanka Israa’iil Benny Gantz, oo isna hogaaminaya xisbiga Blue and White alliance.

Dadka ayaa ka codeenaya 15 goobood oo waxaa la xakeemeyey goobaha codeynta, kadib markii digniino laga muujiyey halista cudurka cronovirus.
Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com