Guddoomiyaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta Garowe oo Daljir u warramay (Dhegayso)

Guddoomiyaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta Garowe oo Daljir u warramay (Dhegayso)

Ibraahim Muuse Dahraan “Wadani” oo ah guddoomiayaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta magaalada Garowe ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir wuxuu kaga hadlay bal xilligii uu ku dhashay fikirka noocaan ah, waxa u qabsoomay mudadii ay shaqaynayeen iyo halka ay hiigsanayaan.

Md. Wadani ayaa magaalada Garowe ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman” oo marka hore weydiiyey waxa ku dhaliyey fikirka caynkan ah.

Dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com