Arday Ka Qalin Jebisey Machadka Sooyaal Boosaaso oo Xaflad Loo Qabtay (dhegayso)

Arday Ka Qalin Jebisey Machadka Sooyaal Boosaaso oo Xaflad Loo Qabtay (dhegayso)

Dugsiga Sooyaal ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu sagootinayey arday ka qalin jebisey machadkaasi, sida uu warbixintaani inoogu diyaariyey weriye Xasan Haykal oo Boosaaso ku sugan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com