HomeWararka

Guddoomiyaha Cusub ee gobalka Banaadir oo dhagax dhigay xarunta degmada shibis

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaan maanta dhagax-dhigay xarunta Degmada Shibis oo dib u dhis

Xaaladda dalka Uganda iyo Xanuunka Covid19 (dhegayso)
Madaxweynihii hore Puntland Cabdiweli Gaas &hadal jeedinta Munaasabada Ciida (Daawo)
Ciidanka Kenya oo dilay nin lagu tuhunsanyahay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaan maanta dhagax-dhigay xarunta Degmada Shibis oo dib u dhis lagu sameynayo, si loogu adeego bulshada.

Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiye ku xigeenka Howlaha Guud, oghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, iyo Maareeyaha Guud ee Wakaaladda dib u dhiska Qaranka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ayaa bilaabay dardar gelinya howlaha maamulkiisa, iyo u adeegida bulshada ku nool Caasimadda.

Duqa Muqdisho ayaa ku boggaadiyay Shacabka ku nool Caasimadda si isku tashi ah ku dhisaan xarumaha dowliga ee loogu adeego Shacabka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: