Guddoomiyaha barlamaanka oo dib ugu laabtay Muqdisho (Sawiro)

Guddoomiyaha barlamaanka oo dib ugu laabtay Muqdisho (Sawiro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta waxa uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar uu ugu maqnaa maalmihii la soo dhaafay dalkaTurkiga.

Guddoomiye Mursal ayaa waxaa garoonka diyaaradda ee Muqdisho ku dhaweeyey wasiiro iyo Xildbibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa intaas kadib waxa uu qeybta nasiinada ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan kula qaatay qaar kamid ah wasiirrdii iyo xildhibaanadii kusoo dhaweeyey garoonka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com