Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa kadib soo saaray war-saxaafadeed ka kooban shan qodob.
Warsaxaafadeedka ayuu Mursal ku baaqay shanta qodob ee hoos ku qoran.
• In shacabka reer Koonfur Galbeed ay is dejiyaan, nabadda adkeeyaan, sharcigana dhowraan.
• In Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ay dib u dhigaan doorashada Madaxweynaha inta lagahelayo jawi xasiloon oo ku haboon qabashada doorasho xor iyo xalaal ah.
• In ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ka shaqeeyo dejinta iyo qancinta shacabka iyo dib u soo celinta kala danbeyntii.
• In odayaasha dhaqanka ay muujiyaan kaalinta dhaqan ee ay ku leeyihiin nabbada iyo wadajirka guud ahaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaana Shacabka Koonfur Galbeed.
• In musharaxa xiran xorayadiisa dib loogu soo celiyo sida ugu dhakhsaha badan loona ogolaado in uu degaankiisii ugu laabto si nabad ah
Hoos kadhegayso Codka Guddoomiyaha
Halkan Kadaawo Boogeena Youtubka
FAALLOOYIN & FALCELIN
ROOBOOW IN LA KHAARAJIYAAN KA JECLAA.
WHY? DAD BADAN OO AAN WAXBA GALABSAN BUU AAKHIRO U DIREY!.IN LAGA DABA GEEYO BAA EKEYD.IAM SORRY INUU HADEER NOOLAADO MA AHAYN!!!.
ISAGOO U ADEEGAYA SIRDOONO CAALAMIYA.GO FUCK YOUR SELF.
***-****—–********———********—**–***-
ISKA JIR ISIS-ta BUURAHA GALGALA KUJIRTA WAAYO? WAA:-
I=ISRAELI
S=SECRET
I=INTELLIGENCE
S=SERVICE.
is not MUSLIMS.XAQIIQ,THEY ARE ISRAELIAN TOILET PAPER & AMERICAN ALWASE PAPER.MUSLIMNA MA AHA WAAN KAAGADIGAYAA.