Guddoomiyaha Barlamaanka oo dalbaday in si deg deg ah loo sii daya Mukhtar Roobow (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka oo dalbaday in si deg deg ah loo sii daya Mukhtar Roobow (dhegayso/daawo)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo Shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa kadib soo saaray war-saxaaf

Cali Xaaji Warsame oo Daljir uga waramay arragtidisa arrimaha doorashada Puntland (dhegayso)
Madaxweyne Mustafe Cumar & Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Jabuuti
Wiil dhalinyara ah oo maanta lagu dilay Santerka yamaarugley ee dagmada Gallaadi

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa kadib soo saaray war-saxaafadeed ka kooban shan qodob.

Warsaxaafadeedka ayuu Mursal ku baaqay shanta qodob ee hoos ku qoran.

• In shacabka reer Koonfur Galbeed ay is dejiyaan, nabadda adkeeyaan, sharcigana dhowraan.

• In Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ay dib u dhigaan doorashada Madaxweynaha inta lagahelayo jawi xasiloon oo ku haboon qabashada doorasho xor iyo xalaal ah.

• In ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ka shaqeeyo dejinta iyo qancinta shacabka iyo dib u soo celinta kala danbeyntii.

• In odayaasha dhaqanka ay muujiyaan kaalinta dhaqan ee ay ku leeyihiin nabbada iyo wadajirka guud ahaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaana Shacabka Koonfur Galbeed.

• In musharaxa xiran xorayadiisa dib loogu soo celiyo sida ugu dhakhsaha badan loona ogolaado in uu degaankiisii ugu laabto si nabad ah

Hoos kadhegayso Codka Guddoomiyaha

Halkan Kadaawo Boogeena Youtubka

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 5 years ago

    ROOBOOW IN LA KHAARAJIYAAN KA JECLAA.
    WHY? DAD BADAN OO AAN WAXBA GALABSAN BUU AAKHIRO U DIREY!.IN LAGA DABA GEEYO BAA EKEYD.IAM SORRY INUU HADEER NOOLAADO MA AHAYN!!!.
    ISAGOO U ADEEGAYA SIRDOONO CAALAMIYA.GO FUCK YOUR SELF.
    ***-****—–********———********—**–***-
    ISKA JIR ISIS-ta BUURAHA GALGALA KUJIRTA WAAYO? WAA:-
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE.
    is not MUSLIMS.XAQIIQ,THEY ARE ISRAELIAN TOILET PAPER & AMERICAN ALWASE PAPER.MUSLIMNA MA AHA WAAN KAAGADIGAYAA.

DISQUS: