Guddoomiyaha Bandar-bayla“ Waxaan ka hor tagaynaa xaalufka Badda ”(dhegayso)

Guddoomiyaha Bandar-bayla“ Waxaan ka hor tagaynaa xaalufka Badda ”(dhegayso)

Maamulka degmada Bandar-bayla ayaa wada howlgal ka dhan ah ka hortagida xaalufka badda iyo daryeelka Kaluunka iyo Aaragoostada.

Guddoomiyaha degmada Bandar-bayla Siciid Cali Anteeno oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa sheegay in talaabo shaci ah ay ka qaadi doonaan dadka ku howlan xaalufinta badda.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com