Guddoomiyaha Aqalka sare  oo magacabay oo xubnaha guddiga doorashooyinka

HomeWararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo magacabay oo xubnaha guddiga doorashooyinka

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta u gudbiyay magacaabista xubnihii l

Bashiir Cabdi-Siciid: “25ka May waxaan diyaar u nahay doorashada”
Kenya oo sii daysay muwaadin Soomaali-New Zealander ah
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Jowhar ku qaabilay Wafdi ka socda QM

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta u gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Gobolada Somaliland.

Xubnahaan oo ka kooban lix Ruux ayaa kala ah Afar Xubnood oo Heer Maamul ah, Hal Xubin oo Heer Federaal ah iyo Hal Xubin ah oo kamid noqoneysa Guddiga xalinta khilaafkaadka doorashooyinka, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.

1.Cabdishakur Daauud Maxamed. FEIT

2.Maxamed Ciise Heybe. Xallinta Khilaafaadka

3.Suleymaan Caydiid Cismaan. SEIT

4.Cabdishakuur Abiib Xayir. SEIT

5.Maxamed Cali Cabdillaahi. SEIT

Jaamac Cumar Cali. SEIT
Madaxweynaha Jubbaland ayaa xalay noqday qofkii ugu horreeyay ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u soo gudbiya magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta degaannada Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: