Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo ganaax ku riday Ururka KAAH

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo ganaax ku riday Ururka KAAH

Degdeg: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa ganaax ku ridey Urur Siyaasadeedka KAAH oo lagu helay inuu ku xad gudbey xeerka doorashada qodobada 22, 23 iyo jadwalka Guddigu udajiyay ololaha Ururada.

Ururka KAAH oo uu gudoomiye u yahay Madaxweynaha Puntland ayaa olole doorasho qabsaday maalin aan ahay maalinkii loo asteeyey.
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com