Guddiga joogtada Aqalka Sare oo maanta yeeshay kulankoodii koowaad

HomeWararka

Guddiga joogtada Aqalka Sare oo maanta yeeshay kulankoodii koowaad

Guddiga joogtada ee Aqalka Sare Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee Baarlamaanka 11aad, Waxaana shir Guddoom

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Waa sidee xaaladda dalka Itoobiya?
Puntland waxay hirgelinaysaa nidaam doorasho oo ku dhisan hanaanka Xisbiyada badan (Fariin)

Guddiga joogtada ee Aqalka Sare Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee Baarlamaanka 11aad, Waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Senator Abdi Hashi Abdullahi.

Ajandaha kulanku wuxuu ahaa qorshe-howleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare kalfadhiyada koowaad iyo labaad.

Sidoo kale Guddiga joogtada wuxuu dood ka yeeshay habka loo wajahayo Hindise-Sharciyeeydyada ay soo ansixiyeen, soona gudbiyeen Golaha Shacabka Baarlamaankii 10aad ee la soo dhaafay balse aan wali la horkeenin Aqalka Sare Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: