Puntland waxay hirgelinaysaa nidaam doorasho oo ku dhisan hanaanka Xisbiyada badan (Fariin)

HomeWararka

Puntland waxay hirgelinaysaa nidaam doorasho oo ku dhisan hanaanka Xisbiyada badan (Fariin)

Puntland waxay hirgelinaysaa nidaam doorasho oo ku dhisan hanaanka Xisbiyada badan |Diiwaan gelinta codbixiyaha waxay qabsoomaysaa 16ka ilaa 29 ka bisha May 2021 Hadaba Hadii aadan is diiwaan gelin waxay luminaysaa xaq aad leedahay oo muhiim ah |fariintan waxaa idiin soo gudbinaysa Hay’ada horumarinta cilmi baarisaha ee Puntland Development Research Center-PDRC.

Mareykanka oo war kasoo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caruur agoon ah oo kunool Caabudwaaq oo helay Waxbarasho lacag la’aan ah (Daawo)

Puntland waxay hirgelinaysaa nidaam doorasho oo ku dhisan hanaanka Xisbiyada badan |Diiwaan gelinta codbixiyaha waxay qabsoomaysaa 16ka ilaa 29 ka bisha May 2021 Hadaba Hadii aadan is diiwaan gelin waxay luminaysaa xaq aad leedahay oo muhiim ah |fariintan waxaa idiin soo gudbinaysa Hay’ada horumarinta cilmi baarisaha ee Puntland Development Research Center-PDRC.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: