Guddiga gurmadka Qardho oo la wareegay dhaqaale ay soo direen Jaaliyada Somaliyeed ee Zambia (dhegayso)

Guddiga gurmadka Qardho oo la wareegay dhaqaale ay soo direen Jaaliyada Somaliyeed ee Zambia (dhegayso)

Qardho: Gabdho Soomaaliyeed oo muxsiniin ah kuna nool Dalka Zambia gaar ahaan Magaalada Luzaka ayaa deeq lacag ah oo dhan $2425 dollar kaga qayb-qaatay Gurmadka Magaalada Qardho, Deeqdaan waxay usoo wakiisheen Ganacsade Daahir Abdullahi Kilwe.

Gudigga Gurmadka ayaa u duceeyay Gabdhahaas Muxsiniinta ah, waxayna ilaah uga baryeen in uu wax khayr ugu bedelo meesha ay kasoo saareen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com