Guddiga gurmadka Qardho oo la wareegay dhaqaale ay soo direen Jaaliyada Somaliyeed ee Zambia (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga gurmadka Qardho oo la wareegay dhaqaale ay soo direen Jaaliyada Somaliyeed ee Zambia (dhegayso)

Qardho: Gabdho Soomaaliyeed oo muxsiniin ah kuna nool Dalka Zambia gaar ahaan Magaalada Luzaka ayaa deeq lacag ah oo dhan $2425 dollar kaga qayb-qaata

Guddomiye Bashiir Xaji Cali Cilmi oo deeq Geela ku wareejiyay Guddiga 33-da SSC- KHAATUMO
Senataro Aqalka Sare ee Mareykanka oo qiray in Amiir Maxamed bin Salman uu amray dilka Khashoggi (Daawo)
Wasiir iska casilay xil loo magacaabay oo sheegay beeshiisa inay ku qancin (dhegayso)

Qardho: Gabdho Soomaaliyeed oo muxsiniin ah kuna nool Dalka Zambia gaar ahaan Magaalada Luzaka ayaa deeq lacag ah oo dhan $2425 dollar kaga qayb-qaatay Gurmadka Magaalada Qardho, Deeqdaan waxay usoo wakiisheen Ganacsade Daahir Abdullahi Kilwe.

Gudigga Gurmadka ayaa u duceeyay Gabdhahaas Muxsiniinta ah, waxayna ilaah uga baryeen in uu wax khayr ugu bedelo meesha ay kasoo saareen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: