Wasiir iska casilay xil loo magacaabay oo sheegay beeshiisa inay ku qancin (dhegayso)

Wasiir iska casilay xil loo magacaabay oo sheegay beeshiisa inay ku qancin (dhegayso)

Xildhibaan Cabdisalaan Cabdullaahi Yalaxoow (Catoosh)  ayaa sheegay inuu iska casilay xil wasiir oo shalay loo magacaabay.

Waxaa uu sheegay inuu xilkaasi iska casilay kadib markii sida uu sheegay uu ku qanci waayay wasiir kuxigeenka gaadiidka cirka iyo dhulka ee Koonfur Galbeed oo loo magacaabay, sidoo kallena aysan ku qancin beesha uu kasoo jeedo.

Waxaa uu sheegay nidaamka 4.5ka inuu u diidayo xilkaasi isaga iyo beeshiisa inay qabtaan.

Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa shalay magacaabay golihiisa wasiirada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com