Guddiga Gurmadka Abaaraha: Waa la Xisaabatamaynaa Maamulada Dalka

HomeWararka

Guddiga Gurmadka Abaaraha: Waa la Xisaabatamaynaa Maamulada Dalka

Xubno ka tirsan "Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaranka" oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadleen qaabkii loo maareeya

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Maamulka & dhallinta Tuli Guuleed oo bilaabay wacyigelinta COVID-19
Ciidamo isku dhaf ah oo Gaalkacyo Tababar loogu soo xiray (Sawiro)

Xubno ka tirsan “Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaranka” oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadleen qaabkii loo maareeyay dhaqaalihii guddiga soo gaaray iyo lacago cusub oo dhawaan laga soo aruurshay dad Soomaaliyeed oo ku nool dalka dibaddiisa.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah xubnaha guddiga gurmadka abaaraha ayaa sheegay in ay la xisaabtami doonaan maamulada dalka, kalana xisaabtami doonaan qaabka loo maareeyey dhammaan dhaqaalihii guddiga uu ku wareejiyay, isaga oo tilmaamay cid kasta oo lagu tuhmo in ay musuqmaasuqeen lacagaha loogu tala galay dadka abaaraysan ay talaabo adag ka qaadi doonaan.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: